Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biyo la'aan ka jirta qeybo ka mid ah Djibouti


Tan iyo maalintii shaley qeybo badan oo ka mida xaafaddaha magaalada Djibouti ee xarunta dalka Djibouti waxaa ka taagan biyo la’aan saameysay nolosha dadka.

Wariyaha VOA-da Ramadan Muuse ayaa saakay soo maray wadooyinka magaalada oo uu kula hadlay dadweynaya, waxaana uu noo soo diray warbixintan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG