Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan tacsi ah oo loo qabtay weriye Cawil Daahir Salaad


Kulanka tacsida Cawil Daahir Salaad
Kulanka tacsida Cawil Daahir Salaad

Maalintii Sabtidii aanu soo dhaafnay magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qaraxyo ay ku dhinteen dad ka badan 30 qof, dhowr iyo konton kalena ay ku dhaawacmeen.

Qaraxyadaasi dadkii ku dhintay waxaa ka mid ahaa Allaha u naxariistee Wariye Cawil Daahir Salaad oo ka mid ahaa wariyeyaasha ugu magaca dheer wariyeyaasha Soomaalida.

Maanta ayaa waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kullan tacsi ah oo loogu duceeyay Wariye Cawil Daahir Salaad.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Kulan tacsi ah oo loo qabtay weriye Cawil Daahir Salaad
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:41 0:00

XS
SM
MD
LG