Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxyo ka socda dalka Sudan


Dalka Sudan waxaa maalintii lixaad ka socda dibad baxyo ay dadku uga soo horjeedaan sara-kac ku yimid qiimaha rootiga iyo shidaalka.

Dibad baxayadan oo soo bilowday Arbacadii todobaadkii tagay ayaa sii xoogeystay Axaddii shalay oo ay boqolaal qof xireen qaar ka mid ah wadooyinka caasimadda dalkaasi ee Khartoum.

Dhaqaatiirta dalkaas ayaa la filayaa in maanta ay shaqo joojin bilaabaan, iyadoo dadka kale ee shaqooyinka muhimka ah hayaan la filayo inay ku biraan dhamaadka todobaadkan.

Xuseen Barre Aaden ayaa warbixintan nooga diyaariyay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:30 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG