Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda Qaar ka mida Dadkii ku Dhintey Qaraxii Muqdisho


Qarax ka dhacay kasoo horjeedka Tiyaatarka

Tirada dhimasho iyo dhawac ee dadkii ku dhintey Qaraxyo Mantano ahaa oo daqiiqado kala dambeeyey shaley ayaa korortey magaalda Muqdisho.

Ugu yaraan 27 Qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen qaraxyadan, 12 kamid ah waxaa ay ahaayeen Ciidamo, dhowr qof oo bulshada ka dhex muuqdey iyo sido kale dad shacab ah. Waxaa kaloo dhaawacyada ay gaareen 40 in ka badan.

Haddaba, Wararkii ugu dambeeyey Qaraxyadaas iyo dhowr qof oo ka mid ah dadkii ku dhintey waxey ahaayeenba, waxaa Warbixintan gaar ah nooga diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.

Faahfaahinta Qaraxyadii Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:19 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG