Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hawlihii D. Maraykanka oo Joogsaday


Hawlihii hay’adaha dawladda Maraykanka qaarkood ayaa maanta oo Sabti joogsaday, kadib markii maamulka Trump iyo Aqalka Congress-ku ay ku heshiin waayeen miisaaniyadda.

Madaxweyne Trmp ayaa ku adkaysay in miisaaniyadda darbi uu dalbanayo in laga dhiso xadka Maraykanka iyo Mexico, kaas oo ay ku kacasyo lacag dhan 5 bilyan oo dollar. Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Xasan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:02 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG