Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo xustay maalinta ciidamada booliska


Booliska Soomaaliya

Ciidanka booliska Soomaaliyeed oo la aas-aasay 20-kii bishii December ee 1943-kii ayaa maanta xusay sanad guuradii 75-aad ee kasoo wareegtay aas-aaskooda.

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay munaasabad lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay inay wax ka qabanayaan dhibaatooyinka heysta ciidamada.

Wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan kasoo dirtay magaalada Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG