Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad siyaasadeed oo weli ka taagan Muqdisho


Maxamed Mursal
Maxamed Mursal

Xaaladda Siyaasaddeed ee dalka ayaan wali deganayn, waxaana uu khilaaf ka dhex jiraa xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya.

Waxaa shaley ilaa iyo daraad kasoo wada baxay waraaqo is burinayo oo ka hadlayo in mooshinkii madaxweynaha laga keenay uu buray iyo inuusan burin, kuwaasoo kasoo kala baxay xafiisyada gudoomiyaha baarlamaanka Maxamed Mursal iyo Xog-hayaha Guud ee Baarlamaanka.

Ayadoo taasi ay jirto waxaa dhinaca kale xaley aanan ku baryin madaxtooyada oo ka guurey gudoomiyaha baarlmaaanka, lana arkayey xildhibaano ku booqanayey hoyga uu ka degay KM-4.

Wararkii ugu dambeeyey ee sida xaalka uu yahay waxaa warbixin ka diyaarisay Sahra Cabdi Axmed.

Xiisad siyaasadeed oo weli ka taagan Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00

XS
SM
MD
LG