Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada oo muhaajiriin badan qaabileysa


Canada
Canada

Dowladda Canada ayaa dhawaan sheegtay in ay kordhin doonto tirada dadka ay qaabisho ee soogalootiga ah.

Laakiin waxaa jira cabasho ka imaaneysa dad ku sugan gudaha dalkaas oo wali aanan la aqbalin, walow dowladdu ay ku doodeyso in dhibaatooyinka jira oo dhan aan mar qura la wada xallin karin.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Toronto.

Canada oo muhaajiriin badan qaabileysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:09 0:00

XS
SM
MD
LG