Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda Sare ee Gaashaandhigga Somalia oo Kulmay


Wasiirka Gaashaandhiga iyo taliyaasha ciidanka ayaa kulan ay ku yeesheen xarunta wasaaraadda Gaashaandhiga kaga dhowaaqay dagaal ka dhan ah kooxda Al shabaab. Kulanka ayaa yimid ka dib dilkii dhowaan loo geestay laba Generaal oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka ahaana taliyihii iyo abaanduulihii 12 April Jenerala Cuamr Dheere iyo Jeneraal Cabdi Cali Jamaame. Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Dhageyso Qorshaha Ciidanka Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:38 0:00

XS
SM
MD
LG