Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamo howl-gal ka fuliyey Sh/Hoose


Ciidamada

Ciidamda dawlada Soomaaliya oo kaashanaya ciidamo ajaanib ah ayaa saaka subaxnimadii hore weerar ku qaaday goob ay Al-Shabaab cashuuro ku qaadayeen oo ku taala degmada Awdheegle oo ka tirsan Shabeelaha Hoose.

Hay’adda sirdoonka iyo nabad-sugidda Soomaaliya ayaa sheegtay inay howlgalkaas ku soo qabteen walxaha qarxa.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada goobta weeraray ay adeegsanayeen ciidamada dhulka iyo waliba diyaarado.

Weerarkan ayaa Jaamac Buulle Jaamac uu ka waraystay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Maxamed Ibraahim Barre.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG