Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hiiraan: Qaraxyo dilay Shabaab iyo ciidamo Amisom ah


Shabaab

Qaraxyo is-xiga ayaa shalay iyo xalayba ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Buulobarde ee Gobolka Hiiraan.

Qaraxa shalay dhacay ayaa wararku sheegayaan inuu ku dhintay askari ka tirsan ciidamada Jabuuti, halka qarax kale oo isla xalay ka dhacay garoonka ay ku dhinteen laba qof oo la aamisan yahay inay ahaayeen kuwii dhigayey.

Garoonka Buulo Barde ayaa maalintii ay maamulaan cidiamada dawladda iyo kuwa nabad ilaalinta ee Jabuuti, balse waxay banneeyaan habeenkii.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa arrrimahan iyo dagaallo ka dhacay Ceel-Cad ka waraystay Gudodomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee Gobolka Hiiraan Cabdiraxiim Muxumed Taakoy

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG