Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaali Cabdiweli Ibraahim Muude ayaa qoraal uu soo saaray manata ku sheegay in la kala diray Guddigii Malaiyadda ee baarlaamka Soomalaiya.
Guddiga ayaa dhowaan soo jeediyey eedo la xiriira maamul xumo dhinaca maaliyadda ah oo ka dhacday wasaaradda maaliyadda iyo gobolka Banaadir, eedahaas oo ay beeniyeen wasiirka wasaaradda maaliyadda iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa arrintan ka wareysatay Xoghayaha Guddiga Maaliyadda Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ku sugan Muqdisho.
Facebook Forum