Gudoomiyaha shirkadda Isgaarsiinta ee Telesom, Cabdikariim Maxamed Iid ayaa todobaadkan ku guulaystay abaalmarinta maamulaha ugu wanaagsan shirkadaha isgaarsiinta ee Africa.
Tartankan oo lagu qabtay dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ka soo qaybgalay shirkadaha Isgaarsiinta ee qaaradda.
Cabdikariim oo mudo 17 sano ah gudoomiye ka ahaa shirkadda Telesom ayaa khadka telephone-ka ee magaalada Cape Town ugu waramay Sahra Ciidle Nuur.
Facebook Forum