Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Miisaaniyadda Waxbarashada iyo Caruurta Danyarta


Muddooyinkii Dambe, bulshada rayadka ahi waxa ay dadaalo ugu jirtay sidii kor loogu qaadi lahaa miisaaniyadda Wasaaardaha Arimaha Bulsadha gaar ahaan, Wasaaradda Waxbaarshada si loogu adeegsado waxbarashada dhallaanka danyarta ah.

Miisaaniyadda Wasaaradda waxay horey u ahaan jirtay 3 milyan oo dollar iyadoo la sheegayo inay haatan gaadhay 8 milyan. Hase yeeshee su’aashu waxay tahay intee in le’eg ayaa la gelinayaa waxbarashada dhallanaka kasoo jeeda qoysaska danyarta ah.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir M. Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:07 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG