Dalka Marooko waxa ka soconaya ciyaaraha golf-ka ee dhalinyarada 18 jirka ka hooseeya. Waxa ka qeyb galaya ciyaaryahanno Soomaaliyeed oo ciyaarihii ugu horreyay natiijo wanaagsan heley.
Jamaal Axmed Cismaan ayaa qadka telefoonka ee Marooko kula xiriirey Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) oo ah afhayeenka (Xiriirka ciyaaraha golf-ka Soomaaliyeed (Somalia golf association) ahna ciyaaryahan golf-ka dheela.
Facebook Forum