Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo oo ka Hadlay Xaaladda G. Afrika


Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka hadlay Iskaashiga gobolka ee u dhaxeeyo dalalka Somalia Ethiopia iyo Eritrea, iskaashigaas oo uu ku tilmaamay inuu yahay mid sare u qaadeya dhaqaalaha iyo Iskaashiga gobolka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in arinkaasi uu hoos u dhagayo faragalintii ay dowlada Ehiopia muddo aad u dheer kusoo haysay Somalia.
Warbixintan waxaa ka diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.

Dhageyso Hadalka Farmaajo
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:16 0:00

XS
SM
MD
LG