Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Maxkamadda ciidamada oo xukuno riday


Boosaaso

Todobaadyadii u danbayey Maxkamada Ciidamada Gobollada Bari iyo Sanaag ee Puntland ayaa xukunno isugu jira dil iyo xabdsi daa’in waxey ku riday rag lagusoo eedayey in ay ka tirsanaayeen ururada Daacish iyo Al-Shabaab.

Xukunadaasi ayaa ka dhaaacay gudaha xabsiga wayn ee magaalada Boosaaso oo aan saxaafadu goobjoog ka ahayn.

Weriyha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa Gudomiyaha Maxkamada Ciidamada Gobolada Bari iyo Sanaag G/sare Cawil Axmed Faarax waxaa uga waramay xukunada dilka iyo Xabsi daa’imka ee ay maxkamadu todobaadyadii u danbaysay xukuntay.

Waxa uu sidoo kale ka warramay qaar ka mid aah dadkas ku eedaysnaa ka mid ahaanshaha ururdaas oo ay maaaxkamdu xoriydooda dib ugu celisay kadib markii wax danbi ah lagu waayey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG