Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Taliyeyaal boolis oo xilalka laga qaaday


Booliska Soomaaliya

Taliska booliiska Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday afar ka tirsan taliyayaasha ciidanka booliiska ee magaalada Muqdisho.

Taliyayaasha xilka laga qaaday ayaa kala qaabilsanaa Huriwaa, Yaaqshid, Dharkaynlay iyo saldhigga Galbeed.

Xuseen Barre Aadan ayaa arrintan ka waraystay Af-hayeenka ciidanka booliiska Qaasim Axmed Rooble.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:32 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG