Barnaamijka Dhacdooyinka ee tooddobaadkan waxaad ku maqli doontaan qubanayaal ku saabsan Somalia oo uu ku jiro warka sheegaya in dayuuradda Ethiopian Airlines ay bilowday duullimaadkeeda magaalada Muqdisho.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.
Facebook Forum