Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Mareykanka: Dad xilli hore codeynaya


Iyada oo maalmo yar ay ka horsan yihiin doorashada xiliga dhexe ee Mareykanka ayaa waxaa jiro dad sii bilaabay in ay codkooda sii dhiibtaan.

Doorashada oo dhaceysa lixda November, ayaa dadka xilliga hore sii codeynaya waxay sanadkan aad ugu badan yihiin kuwii codeeyey doorashadii xilliga dhexe ee sanaddii 2014.

Meelaha ay dadku sii codeynayaan ayaa waxaa ka mid ah gobollada ay Soomaalida ku badan yihiin ee Minnesota, Ohio iyo kuwa kale.

Sahra Cabdi Axmed oo meelo kala duwan la xariirtey ayaa warbixinta nooga diyaarisey.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG