Wararka ka imaanaya deegaanka Lafoole ee Afgooye ayaa sheegaya in rag hubeysan ay toogteen lix qof oo saddex ka mid ah ay isku qoys ahaayeen.
Raggan ayaa la sheegay in gaariga ay dadkaasi saaraayeen joojiyeen kadibna ay kala degeen ka hor inta aysan mid mid u toogan.
Ibrahim Xassan Dandureey ayaa dhacdadan ka wareystay guddoomiye ku xiggeenka Gobolka Shabeelahaha Cabdifitax Xaaji Cabdulle.
Facebook Forum