Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amisom oo ka hadleysa ka bixitaanka Soomaaliya


Magaalada Nairobi waxaa ka bilowda shir shan maalmood socon doona oo Madaxda Howlgalka Midogwga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM, iyo dhinacyo kale oo muhim ah ay ka yeelanayaan qorshaha howlgalka AMISOM, gaar ahaan – sidii loo hirgelin lahaa qorshaha ka bixisita ciidamada AMISOM ee Soomaaliya iyo sidii uu ku noqon lahaa mid si wanaagsan ku dhaca.

Shirkan ka fulmay Nairobi ayaa waxa ay dhinacyadu isla eegi doonaan sidii qorshe sadex sano ah oo AMISOM ay si tartartiib ah masuuliyadda ammaanka ugu wareejin doonto ciidamada Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan ka soo diray London.

Amisom oo ka hadleysa ka bixitaanka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:15 0:00

XS
SM
MD
LG