Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: QM oo Deeg Lacageed Gaarsiinaysa


Hay'adda qaxootiga u qabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay lacag malaayiin dollar ah siinayso in ka badan 150 kun oo qof oo aad u nugul, kuwaasi ooe ka mid ah dadka ku baro kacay dagaalka in ka badan sadex sano ka socda dalka Yemen.

Wariyaha VOA Lisa Schlein ayaa warbixintan magaalada Geneva nooga soo dirtay Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa inoo jeedinaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:18 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG