Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho Kulan looga hadlayo sharciga doorashada


Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda kulan ay dowladda Soomaaliya qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadeed ugu soo bandhigeyso sharciga qabya qoraalka doorashooyinka.

Sharcigan ayaa dhinacayada loo bandhigay ee lagala tashanayo, oo ay ku jiraan sharci yaqaanno, waxay hesytaan inay soo aqriyaan ugana talo-bixiyaan saddexda maalmood ee soo socota.

Wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG