Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mashruuc biyo ballaarin oo laga fulinayo Hargeysa


Furitaanka mashruuca biyaha Hargeysa
Furitaanka mashruuca biyaha Hargeysa

Tiro yar oo ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa hela biyo qasabado laga cabbo, iyadoo laga dayrinayo biyo-yaraan guud oo magaalooyinka kale soo foodsaarta.

Maanta waxaa magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasibad si rasmi ah loogu furayay bilowga mashruuc qayb ka ah qorshaha biyo-ballaadhinta Hargeysa, kaas oo ay ku baxayso lacag dhan 5 milyan oo Doollar oo ay bixisay shirkadda Coca-Cola Foundation oo kaashanaysa shirkadda maxalliga ah ee SBI.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo direy Hargeysa.

Mashruuc biyo ballaarin oo laga fulinayo Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00

XS
SM
MD
LG