Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay Mandhera


Mandera County, Kenya
Mandera County, Kenya

Magaalada Mandheera ee Ismaamulka Soomaalida Kenya waxaa lagu soo gaba gabeeyay kullan loga hadlayay sidii looga hortagi lahaa falalka amaan darrada ah ee ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ka geystaan inta badan gobbolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Kulanka oo socday muddo dhan laba maalmood waxaa kasoo qeyb galay mas’uulyiinta Ismaamulada Soomaalida Kenya, odayaasha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixinta kulankaasi kasoo diray magaalada Nairobi.

Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay Mandhera
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00

XS
SM
MD
LG