Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Adeeg Caafimaad oo Lacag La'aan ah oo Hargeisa laga fulinayo.


Hargeisa
Hargeisa

Hargeisa: Inta badan dadka aan dhaqaale ahaan awoodayn waxay dhibaato ku haya qiimaha sarreeya ee adeegyada caafimaadka qaarkood ee magaalooyinka Somaliland, taas oo sababta inay siyaabo kale oo qaarkood halis ku keenaan ula tacaalaan xanuunka haya halkii ay dhakhtar ka tegi lahaayeen. Cisbitalka Haldoor oo dhawaan magaalada Hargeysa uu ka aasaasay Dr Maxamed Cabdi Gabboose ayaa bilaabay fidinta adeegyo lacag-la'aan ah oo ay bixinayaan dhakhaatiir ajaanib ah. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa arrimahaas ka waraystay maamulaha cusbitalkaas Cabdikariim Cabdillaahi Shaqalle, waxaanu ugu horreyn waydiiyay adeegyadan waxa ay yihiin.

Dhagayso Waraysiga
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

XS
SM
MD
LG