Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabdi Xaashi: Dowladda Dhexe Ayaa ka Caga Jiideysa Wada-hadalka Maamul Goboleedyada


Aqalka Sare ee Soomaaliya
Aqalka Sare ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlmaanka Soomaaliya Md. Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ka hadlay dadaallada ay ku doonayeen inay ku soo afjaraan khilaafaadka u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedyada qaar.

Cabdi Xaashi ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya iyo reysal wasaaruba inay aqbalaan inay miiska wada hadalka yimaaddaan, isagoo sheegey in maamul goboleedyada ay wada xaajoodka diyaar u yihiin, balse sida muuqata, ay dowladda dhexe ka caga jiideyso wada hadalkaasi.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka kula xariirtey guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdillahi, waxayna ugu horeyn wax ka waydiisay war-saxaafadeedka ay soo saareen.

Afhayeenka Aqalka Sare Cabdi Xaashi
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00

XS
SM
MD
LG