Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garoowe: Ciidamo ka Gadooday Mushahar La'aan


Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ayaa saakay gadood ciidan ka sameeyay magaalada Garowe, iyagoo ka cabanaya mushaarkoodii oo ka maqan muddo billo ah. Gadoodka ciidamadan ayaa ku soo aadaya xilli magaalada uu ka socdo qaban qabada shirka wada tashiga maamul goboleedyada oo todbaadkan halkaasi ka dhacaya.


Wariyaha VOAda Yuusuf Maxamud Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray Boosaaso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:01 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG