Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Taageerada Dowladda Soomaaliya ee Sacuudiga


Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowaaan taageero u muujisay dowladda Sacuudiga ayada oo sheegtay inay ku garab istaageyso ilaalinta danaheeda dhaqaale.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu yiri “Waxaan isgarab-taag uga muujineyna cid walba oo isku dayda in ay wax u dhinto oo ay xumeyso dhibna gaarsiiso kaalinteeda iyo danaheeda dhaqaale”

Haddaba taageeradan maxay la macno tahay mase loo baahnaa xilligan. Waa qodobka aan barnaamijka faaqidaadda ee toddobaadka, waxaana soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:30:25 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG