Isku xirrada

War Deg-Deg ah

9 qof oo ku dhintay dagaal ka dhacay Daynuunaay


Shabaab

Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay dagaal culus oo xalay ka dhacay degaanka Daynuunay oo u dhow magaalada Baydhaba.

Mas’uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen siddeed ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab oo saldhiggaasi soo weeraray.

Haaruun Macruuf ayaa dagaalkan ka waraystay Gaashaanle Sare Ismaaciil Khaliif oo ah Abaanduullaha Qaybta 60-aad ee ciidnaka xoogga dalka Soomaaliya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG