Shirweyne caalami ah oo lagaga hadlayo xaaladda Somaliland, 27 sano kadib markii ay ku dhowaaqday inay gooni isku taagtay iyo caqabadaha horyaalla ayaa manata ka furmay magaalada Hargeysa.
Shirweynahan waxaa ka qaybgalay wufuudda dawlado shisheeye, aqoonyahanno iyo ergooyin kale, waxaana furay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa shirkaas ka qaybgalay, warbixintanna ka soo diray.
Facebook Forum