Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garissa: Barnaamijka Nafaqeynta Caruurta


Wasaarada caafimaadka ee County-ga Garissa ee Woqooyi-bari Kenya ayaa bilaabay mashruuc lagaga hortagayo nafaqadari baahsan oo la sheegatay in ay ka jirto gobalkaas.

Maamulka ayaa heshiis taakulo ah la gaaray labada hay’adood ee UNICEF iyo TDI si gobolka ay uga taageeraan fulinta barnaamijkan.

Wariyeheena Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan magaalada Garissa ka soo diray.

Dhageyso Barnaamijka Nafaqeynta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00

XS
SM
MD
LG