Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waraysi Ku Saabsan Isbadalada Gobolka Geeska Afrika.


Abiib Hirsi

WASHINGTON DC- Mudooyinkii u danbeeyey gobolka geeska Africa waxa ka dhacayay isbadalo isdaba joog ah oo qaarkood ay lama filaan ahaayeen sida colaadii dhex taalay dalalka Ethiopia iyo Eritrea, waxaanay dadka qaar qabaan in isbadalaasi ay dabada ay gacan ku lahaayeen quwado aan ahayn dalalkani.

Hadaba maxay isbadalaadaasi ku soo biirin karaan siyaasada geeska?

sidoo kale Soomaalida oo leh dhaqan soojireen ah oo ay ku soo caano maaleen , siyaasada iyo dhaqanku ma yihiin laba isla jaanqaadi kara? Wariyaha VOA Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa arimahaasi ka waraysatay Abiib Axmed Xirsi oo ka shaqeeya arimaha nabada iyo xalinta khilaafaadka islamarkaana ka mid ah aasaasayaasha urur maxali ah oo lagu magacaabo CCBRS kana hawlgala Somaliland oo Studio-ga VOA ee Wshington nagu soo booqday.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG