Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Melania Trump oo booqaneysa Kenya


Melania Trump
Melania Trump

Marwada madaxweynaha Mareykanka Melania Trump oo safar ku mareysa qaaradda Africa ayaa iminka ku suggan dalka Kenya.

Kenya ka hor waxey soo martay Malawi iyo Ghana, waxaana ay Kenya uga sii gudbi doontaa dalka Masar.

Wariyaha VOA-da Maryan Maxamuud Barre ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Nairobi.

Melania Trump oo booqaneysa Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:40 0:00

XS
SM
MD
LG