Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Dagaalka Macawiisleyda iyo Al-Shabaab


Shabaab
Shabaab

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey dagaallo u dhexeeyey maleeshiyaad is-ababaulay iyo maleeshiyada ururka Al-Shabab. Dagaalladan ayaa ka socday gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

Toddobaadkan ayaa dagaallo culus ay ka dhaceen gobolka Shabeellada Dhexe halkaasi oo labada dhinacba ay dad uga dhinteen.

Mid ka mid ah dadka toddobaadkan la dilay waxaa ka mid ahaa Hibaad Cali Dasaar oo ka mid ahaa ragga hoggaamiya maleeeshiyada la magacbaxday Macawislayda.

Jamala Axmed Cusmaan ayaa hawlgallada Macawislayda ka waraystay Cabdullaahi Cali Cumar oo ka mid aah Macalislayda Gobolka Hiiraan.

Wareysi: Dagaalka Macawiisleyda iyo Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:09 0:00

XS
SM
MD
LG