Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawad oo ka warbixiyey shirka QM


Axmed Ciise Cawad iyo Sergei Lavrov

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo Madaxweynaha Soomaaliya ku matalaya shirka Gollaha loo wada dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York, ayaa sheegay in uu kulamo la yeeshay dalal badan oo ay ka wada hadleen arrimaha Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da ee London ayaa kula xiriiray Khadka taleefanka ee New York, ugu horayna waxaa uu ka hadlayaa sida shirku u socda iyo dalalka ay sida gaarka ula kulmeen.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG