Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Dilalkii u Dambeeyey ee Muqdisho


Maalmihii u dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay dilal is xiga, waxaa ugu dambeeyay, gabar sagaal jir ah oo gacanta ciidamada dowladda ku dhimatay, nin la sheegay in loo gubay arrimo dhinaca qoyska ah, iyo gabar shalay lagu dhex toogtay fasalka Jaamacadda Soomaaliya qeybteeda Baar Ubax oo ay wax ka baraneysay.

Afhayeen u hadlay ciidamada booliska dawladda Federaalka ayaa sheegay in la soo qabtay qaar ka mid ah dadkii falalkaasi gaystay iyo kuwa looga shaki qabo inay ku lug lahaayeen.

Haddaba waxaa Muqdisho dilalkan maanta kaga hadlay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamanka.

Wariyaha VOADa Xassan Kaafi Cabdiraxman Qoyste ayaa warbixintan inoo soo diray.

Dhageyso Dilalka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

XS
SM
MD
LG