Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabar arday ahayd oo lagu dilay Muqdisho


Arday 2
Arday 2

Gabar arday ah ayaa maanta lagu dhex diley iyadoo fadhisa gudaha fasalkii ay wax ku baraneysey ee jaamacada ku taalla magaalda Muqdisho.

Aamina Xuseen Xasan, ayaa ka mid aheyd ardeyda Jaamacada Soomaaliya qeybteeda Baar Ubax, waxaana ay ku jirtey sanadkii ugu danbeeyey ee waxbarashadeeda. Amina ayaa baraneysey Sharciga.

Maxamed Colaad Xassan ayaa dilkan wax ka weydiiyay, Cabdullahi Maxamud Maxamed, oo ka tirsan xafiiska Xiriirka Dadweynaha ee Jaamacadda Soomaaliya.

Gabar arday ahayd oo lagu dilay Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00

XS
SM
MD
LG