Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Talaalka Dabeysha oo Caqabado lagala Kulmayo


Ololaha tallaalka cudurka Dabeysha ayaa toddobaadkan ka socda guud ahaan dalalka ku bahooway IGAD Kadib markii toddobaadkii aynu soo dhaafnay wasiirrada cafimaadka dalalkaasi ay si wada jir ah magaalada Garissa ee WB Kenya, xariga uga jareen ladagaalanka cudurkan. Wararka la helayo ayaa sheegaya in deegaanada qaarkood ay caqabado ka jiraan.
Wariyaha VOA Maxamed Faarax Shire ayaa u kuur galay cabadahaas, warbixintan ayuuna noo soo diray.

Dhageyso Talaalka Dalalka IGAD
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:56 0:00

XS
SM
MD
LG