Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Jabuuti looga arkay kulanka Geelle iyo Afwerki?


djibouti and eritrea
djibouti and eritrea

Markii ugu horeysay muddo 10 sana ah waxaa shalay magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ku kulmay madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Eritrea.

Isias Afwerki iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo is gacan qaadaya ayaa warbaahinta dunida iyo tan carabtuba ay aad u baahinayeen, waxaana la filalayaa inay kullankoodaas uu horu-dhac u yahay heshiis ay laba dowladooda ka gaaraan colaadda mudada ka dhex jirtay.

Hadaba kullankaasi sida looga arkay Djibouti, waxaa warbixintan nooga soo diray wariyaha VOA-da Ramadan Muuse.

Sidee Jabuuti looga arkay kulanka Geelle iyo Afwerki?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00

XS
SM
MD
LG