Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir dib u heshiisiin oo u furmay Soomaalida iyo Oromada


Ethiopia map

Magaalada Diri-Dhaba waxaa ka furmay shir dib u heshiisiin ah oo loogu talo-galay Soomaalida iyo Oromada, kuwaasi oo dhawaanahan ay colaadi u dhaxaysay.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgalay madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Mustafe Cagjar iyo hogaamiyihii kacdoonka qawmiyadda Oromada Jawhar Maxamed.

Haddaba Xuseen Barre ayaa faahfaahinta shirkan ka waraystay Maxamed Macalin Cismaan oo ka mid ah odayaasha magaalada Diri-Dhaba ee shirka ka qayb galaya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:28 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG