Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamanka Somalia oo ka dooday amniga


Xildhibaanada Soomaaliya

Xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dood kulul ka yeeshay xaaladda amniga magaalada Muqdisho iyo guud ahaan tan dalka.

Qaar ka mid ah xildhibaannada kulanka ka hadlay ay si weyn waxa ay u dhalliileen waxqabadka xukuumadda hadda jirta ee dhinaca amniga.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG