Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyaro Ku Howlan Furitaanka Isbitaalka Jalalaqsi


Isbitaalka Jalalaqsi
Isbitaalka Jalalaqsi

Koox dhalinyara ah oo ku nool Waqooyiga Ameerica iyo Yurub isla markaana kasoo jeeda magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay in ay dayactir ku sameeyaan isbitaalka guud ee magaalada oo aanan shaqeyn tan iyo burburki dowladdii hore ee Soomaaliya.

Dhalinyaradan ayaa waxaa ka mid ah Cabdiwahab Maxamed Garabey oo ku nool magaalada Colombus ee gobolka Ohio. Waxaa khadka telefoonka ku wareystay Nur Hassan Nur Bukhaari.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Cabdiwahab Garabey ee VOA
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00


XS
SM
MD
LG