Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Somalia iyo shirka IGAD


Axmed Cawad Ciise

Wasiirada arrimaha dibadda iyo madaxweynayaasha dalalka ku bahoobay Urur goboleedka IGAD ayaa shaley soo afjarey colaadii dhextaaley dalka Koonfurta Sudan oo muddo soo jiidantey.

Waxaa ka mid ah madaxda ka qeybgalaysa Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wasiirka Arimaha dibadda.

Haddaba, Wasiirka Arimaha dibadda ee Somalia Ahmed Ciise Cawad ayaa khadka telefoonka ugu waramay Harun Macruuf.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG