Khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeyey madaxda maamulka Galmudug ayaa maanta cirka isku shareeray kadib markii la sheegay in xildhibananada qaarkood ay mooshin kalsooni kala noqosho ah ka keeneen guddoomiyaha baarlamanaka Galmudug.
Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdulwaaxid Macallim Isxaaq.