Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warmurtiyeedka Shirkii Kismaayo


Ka dib shir ilaa iyo talaadaddii uga socday Kismayo Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya ayey maanta ka soo saareen war murtiyeed ay xiriirka ugu jareen dowladda Federalka ah, isla markaana soo noqoshaddiisa ay shuruudo ku xireen.

Warmurtiyeedkan ayaa astaan u ah xiriirka u dhaxeeya maamul goboleedyada iyo dawladda dhexe ee Federaalka Soomaaliya oo hadda maraya meeshii ugu xumayd ee uu abid gaaro,

Hadaba Maxey arrintan ka dhigantahay? Maxaase la gudboon dowladda Federalka? Suaalahaa iyo kuwo kale ayaa wariyeheenne Maxamed Cabdi Xassan uu weydiiyay. Mursal Maxamud Saneey, Agaasime ku-xigeenka Machadka Heritage ee fadhigiisuyahay magaalada Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:14:00 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG