Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia, Ethiopia iyo Eritrea oo heshiis kala saxiixday


Ethiopia, Eritrea iyo Somalia

Madaxda Soomaaliya Ethiopia iyo Eritrea oo shir ku yeeshay Asmara ayaa kala saxiixday Heshiis afar qodob ka kooban.

Heshiiska ayaa dhigaya iskaashi dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, bulshada, dhaqanka iyo amniga ay dhex maraan saddexda dal.

Wariyaha VOA-a ee Muqdisho Seynab Abukar Maxamed ayaa warbixintan Muqdisho ka soo dirtay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:33 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG