Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boarma: Waa Sidee Adeegga Iskuulka Baahiyaha Gaarka ah?


Maamulka dugsiga indhoolayaasha iyo dhagoolayaasha ee magaalada Borama ayaa sheegay in ay jirto baahi dhinaca taakuleynta iskuulka ah, ka dib markii hay’adda Talyaani ah oo taageeri jirtay ay joojisay kaalmadii.

Wasaaradda Waxbarashada ee Somaliland ayaa taakuleynta qaar bixisa, hase yeeshee, maamulka iskuulka ayaa sheegay in taasi ayna ku filleyn.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa Borama ka soo diray Haashim Sheekh Cumar Good.

Dhageyso Iskuulka Baahida Gaarka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

XS
SM
MD
LG