Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa laga filayaa shirka Kismaayo?


Madaxda maamul goboleedyada
Madaxda maamul goboleedyada

Magaalada Kismaayo waxaa lagu waday inuu maanta ka furmo shirka madaxda maamul Goboleedyada, shirkaasi oo haatan la sheegayo inuu dib u dhacay.

Waxaa xilligan Kismaayo soo gaadhay dhammaan hoggaamiyayaasha maamullada Puntland, Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed, iyadoo Jubbaland marti loo yahay.

Dhinaca khilaaf aya au dhexeeya maamul goboleedyada qaarkood iyo dawladda federaalka. Haaruun Macruuf ayaa gaar ahaan khilaafka ka dhexeeya Jubbaland iyo dawladda federaalka ka waraystay iyo shirkaas iyo waxa kasoo bxii kara ka waraystay Maxamuud Sayid Aadan oo ah madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Jubbaland.

Maxaa laga filayaa shirka Kismaayo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:19:20 0:00

XS
SM
MD
LG